SAMSUNG GALAXY S24 ULTRA – TALEEFAN HORMUUD AH
mobile casri ah camera iyo muuqaal ku fiican
hadii aad doonaysid inaa mobile gadato waxaan kugu la talin lahay s24 ultra
Hordhac
Samsung Galaxy S24 Ultra wuxuu caan ku yahay tayadiisa sare, naqshaddiisa quruxda badan iyo awoodda kaamiradiisa.
Waxqabadka
S24 Ultra wuxuu leeyahay processor awood badan oo ka dhigaya mid ku habboon ciyaaraha, shaqada iyo isticmaalka maalinlaha ah.
Shaashadda
Shaashadda weyn ee AMOLED waxay bixisaa muuqaal aad u cad iyo midabbo dabiici ah.
Gunaanad
Haddii aad rabto taleefan casri ah oo leh awood sare, S24 Ultra waa doorasho aad u wanaagsan
Comments
Post a Comment