IPHONE 16 PRO MAX – CHARGER-KA IYO TAYADA MOBILKA
Hordhac
iPhone 16 Pro Max waa mid ka mid ah taleefannada ugu tayada sarreeya ee Apple.
Tayada Mobilka
iPhone 16 Pro Max wuxuu leeyahay:
- Shaashad aad u cad
- Kaamiro tayo sare leh
- Xawaare degdeg ah
- Jir adag oo qurux badan
Charger-Kiisa
Taleefankan wuxuu isticmaalaa dekedda USB-C taas oo sahlaysa dallacaadda iyo wareejinta xogta. Waxaa sidoo kale taageera dallacaad degdeg ah iyo wireless charging.
Kaamirada
Kaamiradu waxay bixisaa sawirro iyo muuqaallo heer xirfadeed ah.
xitaa waxa awoodaa inaa ku shaqaysato as camera man
Gunaanad
iPhone 16 Pro Max waa taleefan ku habboon dadka doonaya tayo, awood iyo muuqaal qurux badan.
Comments
Post a Comment