SAMSUNG GALAXY S25 ULTRA – camera shidan iyo adkaysi mudo dheer ah

 SAMSUNG GALAXY S25 ULTRA – AWOODDA IYO HAL-ABUURNIMADA

5

Hordhac

Samsung Galaxy S25 Ultra waa taleefan ka tirsan taxanaha ugu sarreeya ee Samsung. Waxaa loogu talagalay dadka doonaya awood, sawirro tayo sare leh iyo shaqo badan.

Astaamaha Ugu Muhiimsan

  • Shaashad weyn oo muuqaal cad leh
  • Kaamiro awood sare leh
  • Batteri waara
  • Xawaare sare
  • aad ka daawan karto ciyaaraha sida tv 
  • leh xawaare sare xaga internet ka 
  • fudud oo meelkasta la aadi karto

Kaamirada

S25 Ultra wuxuu leeyahay kaamirooyin casri ah oo awood u leh inay soo saaraan sawirro aad u faahfaahsan.

Gunaanad

Samsung S25 Ultra waa mid ka mid ah taleefannada ugu awoodda badan suuqa maanta

Comments