TOPIC 3: CJ AFFILIATE – SHIRKADO CAALAMI AH IYO DAKHLI JOOGTO AH
Hordhac
CJ Affiliate waa mid ka mid ah affiliate networks-ka ugu faca weyn adduunka.
Astaamaha
- Shirkado waaweyn
- Warbixino faahfaahsan
- Komishan kala duwan
- xirfad mustaq leh
- tababar u ah naftada
Fursadaha
Waxaad la shaqayn kartaa boqolaal shirkadood oo caalami ah adigoo hal meel ka maamulaya
Comments
Post a Comment