TOPIC 2: CLICKBANK AFFILIATE MARKETING – SUUQA ALAABADA DIGITAL-KA
Hordhac
ClickBank waa suuq caan ku ah iibinta ebooks, courses iyo software.
aana lahayn shuruudo adag oo dhib badan kaliya internet iyo mobike waqti dadaal ka rabaaa
Maxaa Lagu Kasbadaa?
- E-books
- Online Courses
- Software
- Memberships
Faa'iidooyinka
- Komishan sare
- Lacag degdeg ah
- Alaabooyin badan oo digital ah
- suuq xor ah
- cidna waqti ku xisaabinay
- faaido aan cayimnayn
Gunaanad
ClickBank wuxuu ku habboon yahay dadka doonaya inay xayeysiiyaan alaabo digital ah.
Comments
Post a Comment