SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYAA AMAZON ?

 

TOPIC 1: AMAZON AFFILIATE MARKETING – SUUQA UGU WEYN EE ONLINE-KA

7

Hordhac

Amazon Affiliate Marketing waa mid ka mid ah suuqyada ugu waaweyn ee dunida. Waxaad lacag ku kasban kartaa adigoo dadka u gudbinaya alaabooyinka Amazon.

Sida Uu U Shaqeeyo

  • Isdiiwaangeli Affiliate Program.
  • Hel link affiliate ah.
  • La wadaag link-ga website-kaaga ama baraha bulshada.
  • Hel komishan marka qof wax iibsado.

Faa'iidooyinka

  • Malaayiin alaabood oo la xayeysiin karo.
  • Sumcad weyn oo macaamiishu ku kalsoon yihiin.
  • Bilaash in la bilaabo.
  • waxaad ku shaqaysan kartaa si xor ah
  • waqti laguu qabanayo malahan 
  • lacag intaa dooonto ka shaqeesan kartaa 
  • waqti saaid ah kagama baahna 

Comments